Tirinta Codadka Doorashada oo dhamaatay iyo Deni oo hoggaaminaya (Akriso Sida Codadka loo kala helay)

Waxaa goordhaw soo dhammaatay wareegii koobaad ee tirinta codadka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay ku tartamayeen ilaa 36-musharax oo hami badan ka leh ku guuleesiga xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Doorashada ah oo ah mid xiiso iyo xamaasad badan ayna ku tartamayaan musharaxiin badan oo qaarkood saameyn leeyihiin ayaa waxaa ku haray wareega koobaad musharaxiin qaarkood loo saadaalinayay … Continue reading Tirinta Codadka Doorashada oo dhamaatay iyo Deni oo hoggaaminaya (Akriso Sida Codadka loo kala helay)